Kulanka Wadatashiga Bahda Waxbarashada Dalka ee Shirweynaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha Soomaaliya 2024
Jaamacadda Jazeera oo ka qaybgashay kulanka wadatashiga bahda waxbarashada dalka ee shirweynaha caalamiga ah ee π¦πππ₯π ππ¬π‘π’π π ππππ«ππ‘π π¬π¨π¨π¦πππ₯π’π²π ππππ.
Kulanka waxaa lagu gorfeeyey sida looga qeybqaadan lahaa shirweynaha maalgashiga ee khetraaadka beeraha soomaaliya, sidoo kale waxaa talooyin lagabixiyey sida ay isku kaashan karaan bahda waxbarashada beeraha iyo waaxda cilmibaarista iyo fidinta beeraha oo Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS ay dib yegleeshay.






