
Case Discussion MBBS 12
Maamulka ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฐ๐๐๐ ee JaamacaddaJazeera ayaa ka qaybgalay ๐๐๐ฌ๐ ๐๐ข๐ฌ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ay sameynayeen Ardayda Sanadka 4-aad ee ku jira Clinical-ka ee qaata maadada Case discussion.
Ardayda ayaa soo jeediya ๐๐๐ฌ๐ ๐ฉ๐ซ๐๐ฌ๐๐ง๐ญ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง arabaco kasta, Waxaana ka dhageysta sida ay case-ka u soo jeedinayaan macalimiinta Kulliyadda.
Ardayda ayaa fursad u hela inay si toos ah ula discuss gareeyaan Dhaqaatiirta.



















