Jaamacadda Jazeera oo ka qeybgashay Shir weynaha caalamiga ee Maalgashiga beera Soomaaaliya
Shir weynaha caalamiga ee Maalgashiga beera Soomaaaliya oo ka furmay magaalada Muqdisho ayey Jaamacadda Jazeera kaqeyb gashay .
Waxaa good joog ahaa ilaa 20 shirkadood oo dunida dacalaldeeda kayimid , kuwaaso daneynaya maalgashiga beeraha Soomaaliya .
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa shirka Daahfuray , shirku wuxuu socon doonaa Mudo 2 maalmood




