Tartanka Kubadda Koleyga
Jaamacadda Jazeera oo kamid ahayd taabagaliyayasha sidoo kale ka qaybgashay dowr firfircoonna kaga soo muuqatay kulan ciyaareed kubadda kolayga oo sare loogu qaadaayay ๐ข๐ฌ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐๐๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ oo uu soo agaasimay Xiriirka kubadda koleyga Soomaaliyeed. Kulanka wuxuu si guul leh uga qabsoomay wadadda Jaamacadda Jazeera.

































