
Hambalyo ku baasid Imtixaanka ๐๐๐๐๐
Dhammaan Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Jazeera, gaar ahaan Kulliyadda Qalliinka iyo Daawada(Medicine and Surgery) waxay hambalyo u dirayaan ๐๐ซ. ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ข oo ka mid ah dhakhaatiirta ka qalinjabisay ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐๐ข๐ง๐ & ๐๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ซ๐ฒ ee Jaamacadda gaar ahaan dufacaddii 6-aad oo ku guuleysatay Imtixaanka ๐๐๐๐๐ (United States Medical Licencing Examination) ๐๐ญ๐๐ฉ ๐.
Alle haka dhigo cilmi barakeysan oo umadda anfaca.
Guuleeyso oo halkaas kasiiwad insha Allaah.



