Seminar on How to Select Research Topic & it’s Importance
Kulliyadda Dhaqaalaha ee Jaamacadda Jazeera ayaa ardayda kulliyadda gaar ahaan ardayda sanadka 4aad u qabatay 𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫 ku saabsan “𝐇𝐎𝐖 𝐓𝐎 𝐒𝐄𝐋𝐄𝐂𝐓 𝐑𝐄𝐒𝐄𝐀𝐑𝐂𝐇 𝐓𝐎𝐏𝐈𝐂 𝐀𝐍𝐃 𝐈𝐓’𝐒 𝐈𝐌𝐏𝐎𝐑𝐓𝐀𝐍𝐂𝐄” si ardayda xirfaddooda cilmi baaris sare loogu qaado.
𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫-ka waxaa bixiyey 𝐏𝐫𝐨𝐟 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐫𝐢𝐦 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐞𝐫𝐬𝐢.