Final Exam for Semester 1 2023-2024

Final Exam for Semester 1 2023-2024

Imtixaanka 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥-𝐤𝐚 Semester-ka 1aad ee sanad waxbarasheedka 𝟐𝟎𝟐𝟑-𝟐𝟎𝟐𝟒 ayaa maanta ka bilaawday xarumaha kala duwan ee Jaamacadda Jazeera.

Dhammaan ardayda u fariisatay imtixaanka waxaan u rajeyneynaa guul iyo natiijo wanaagsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *